Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in Cunno-qabateynta Hubka laga Qaado Soomaaliya.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay Somalia ku tallaabsatay.


Wasiirrada waxay kulankoodii 145-aad isku raacen in la sii wado dadaalada lagu taageerayo Somalia, iyagoo ku baaqay in laga taageero doorashada la filayo inay ka dhacdo Somalia sannadkan 2016-ka.

Sidoo kale, golaha wasiirrada Carabta ayaa isku raacay in la fuliyo Qaraarkii kasoo baxay fadhigii Jaamacadda Carabta ee ka dhacay Magaalada Sharma sheekh sanadkii hore ee  2016-ka, kaasoo Soomaaliya loogu taageeray 10-milion oo Doollar, looguna qoondeeyo qaab bille ah, si miisaaniyadda dalka loogu kabo.

“Waxaan ugu baaqaynaa Golaha Ammaanka ee QM inay cunno-qabateynta hubka ka qaadaan Somalia, si ay u suuro-gasho in ciidamada Somalia dib loo dhiso,” ayay ku yiraahdeen warbixin ay kasoo saareen shirkooda.

Ugu dambeyn, Bayaanka kasoo baxay kulank Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta ayaa waxay ku baaqeen in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay Somalia si ay u hesho taageerada Caalamiga ah ee la Siinayo.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on March 12 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>