Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dawladda Turkiga oo Sahamin Maal-gashi ku Samaynaysa Madaarka Hargeysa iyo Dekedda Berbera.

Hargeysa(Hargeysa Online) Dawladda Turkiga ayaa usoo dirtay madaarka Hargeysa iyo Dekedda Berbera khubaro ku samaynaysa qiimayn si ay Maal-galin ugu sameeyaan, waxaanay sadexdii maalmood ee u danbeeyey ku hawlanaayeen daraasadda labadaas mashruuc.


Illaa hada xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Turkiga mid kood na kama hadal hawshan, hase yeeshee ilo wareedyo la kulmay khubarada ayaa Hargeysa Online u sheegay in khubaradu madaarka Hargeysa ka wado qiimaynta Terminal lagau qiyaasay in uu ku kacayo shan iyo labaatan milyan oo Doolar. Sidoo kale, waxay ilo wareedku sheegeen khubarada Turkigu inay safar ku tageen dekeda Berbera, halkaas oo ay ka soo samaynayaan xog ururin la xidhiidha baahiyaha ka jira dekedda haddii ay tahay dhisme balaadhan ah iyo haddii ay tahay qalabayn. Dawladda Turkiga ayay wararka laga helayaa sheegayaan inay usoo jeedsatay Somaliland, isla markaana ay si dhab ah uga biaabo doonto mashaariicdan oo ay iyagu fulin doonaan, waxaana rajo fiican laga qabaa Turkigu inay niyad u hayaan inay maal-gashadaan Somaliland. Dawladda Kuwait ayaa madaarka hargeysa u samaysay Dhabada diyaaraduhu ka haadaan, iyadoo bixisay toban milayn oo Dolar oo wax weyn ka tartay soo jiidashada diyaaradaha kala duwan ee dunida, haddii Turkigu Terminalkan ku dara-na waxa uu madaarka Hargeysi noqon doonaa marinka ugu weyn ee ay iskaga gooshaan Duulimaadyada Caalamku.

Hargeysa Online

 

· abdi on March 12 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired