Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hal qof oo ku dhintay Is-rasaaseyn ka dhacday Xalay Bartamaha Magaalada Boosaaso, Puntland.

Mid ka mid ah ilaalada guddoomiyihii hore ee laanta Canshuuraha beriga gobolka Bari, Ibrahim Maxamed Jige, ayaa ku dhintay labo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar xalay ay kusoo qaadeen rag hubeysnaa oo aan weli heybtooda la garan.

Labada qof ee dhaawacmay ayaa midkood uu ilaalada Gudoomiyihii hore ee laanta Canshuuraha Beriga gobolka Bari ka mid ahaa halka qofka kale uu ahaa qof rayid ah oo marayay Isgoyska Afar Irdoodka ee Laamiga dheer ee dhex mara magaalada Boosaaso halkaas oo israsaaseyntu ka dhacday. Dagaalkaa ayaa dhacay xalay abbaare 8dii fiidnimo markii ragga hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamada ilaalada u ahaa Gudoomiyihii hore ee laanta Canshuuraha beriga gobolka Bari, Ibrahim Maxamed Jige. Saraakiisha ammaanka ee gobolka Bari ayaa sheegay inay wadaan baaris la xiriirta ragga weerarka geystay iyo heybtooda sidii lagu aqoonsan lahaa. Si kastaba ha ahaatee, ururka al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas sida ay baahisay idaacadda Andalus ee afka al-shabab ku hadasha. Weerarkan ayaa ku soo beegmay xilli qeyb ka mid ah gobolada nugaal iyo bari ay ka socdaan dagaalo ciidamada Puntland ay ku baacsanayaan maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab oo dhawaan xeebaha Puntland ku gaaray doonyo. -

Hargeysa Online

  

 

· abdi on March 19 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>