Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baarlamaanka Somaliland oo Diiday Xeerka Qandaraasyada Dawlada.

Baarlamaanka Soomaaliland ayaa diiday sharci baarlamaanku ka doodayay in dhawaale kaasoo ku saabsan qandaraasyada, waa Xeerka Qandaraasyada Dawlada. Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka Somaliland uqaabilsan Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Dawlada ee Somaliland, Ibraahim Axmed Heybe ayaa warbaahinta u sheegay in shan sharci oo wada maaliyada kusaabsan ay yaaleen baarlamaanka, 2 ay ansixiyeen, kan kusaabsan qandaraasyada ay gaashaanka u daruureen, halka labo kalena ay harsan yihiin.

 

Wuxuu intaas ku daray in golaha baarlamaanka Somaliland iyo xildhibaanadiisu ay khiyaar u leeyihiin in ay ansixiyaan ama diidaan sharuucda loo soo bandhigo inay ka doodaan. Labada sharci ee ay dhawaan ansixiyeen xubnaha baarlamaanka ee Somaliland ayaa kala ah Xeerka Canshuuraha Beriga iyo Xeerka Kastamada. Xeerka la diiday ee qandaraasyada ayaa baarlamaanka lagu wadaa in lagu soo celiyo 3 bilood kadib si mar kale xildhibaanadu uga doodaan.

Hargeysa Online

  

· abdi on May 09 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired