Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qarax Is-miidaamin ahaa oo Goor-dhaweyd lagu Weeraray Hoteelka AMBASSADOR ee Muqdisho.

Qarax Culus oo Is-miidaamin ah, si weyna looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa Goor-dhaw ka dhacay albaabka dambe ee Hoteelka Ambassador ee Muqdisho oo ku yaalla Waddada Maka Al-Makarama, Waxana la maqlayay qaraxa kaddib rasaas culus oo la is-wey-daarsanayo.


Sidoo kale, Weerarkan ayaa ahaa mid isugu jiray qaraxyo iyo weerar toos ah, iyadoo lasoo sheeegayo inay Kooxo Hubeysan gudaha u galeen Hotel Ambassador, Inkastoo aanay jirin cid weli sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkan, Waxaana goobta gaaray Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.

Xildhibaanno iyo xubno kale oo Dowladda Somalia oo degenaa Hoteelka ka tirsan, ayaa la sheegay inay ka baxeen, iyadoo Qaraxa uu noqonayo mid ka mid ah Qaraxyo Naadir ah oo noociisa ah oo Muqdisho ka dhacay, marka la eego xooggiisa.

Marka laga soo tago Qaraxa, ayaa Waxaa mararka Qaarkood la Maqlayaa Qaraxyo yar-yar, waxaana kacsan xalaadda Hotel Ambassador, iyadoo Qaraxaan uu kusoo beegmayo iyadoo Dowladda Somalia ay maanta sheegtay inay Hawl-gallo Qorsheysan ku dishay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku jiro Sh. Maxamed Dul-yaddeeyn oo tirsanaa saraakiisha sare ee Al-shabaab.

Dhanka kale, Illaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee Qaraxaan iyo Weerarka daba socday ee tooska ahaa ka dhashay, balse Goobjoogayaal ayaa Hargeysa Online u sheegay inay Arkeen gaadiid yaallay Hoteelka Agagaarkiisa yaallay oo gubanaya, waxaana hoteelka ku dhaggan xarunta Dahab-shiil ee Tree Piano.

Hargeysa Online

  

 

· abdi on June 01 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired