Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Koox hubeysan oo toogasho ku dilay Suxufiyad ka Tirsanayd Radio Muqdisho.

Kooxo hubeysan, ayaa Goor-dhaweyd Muqdisho ku Dilay Suxufiyad lagu Magacaabi jiray, Sagal Salaad Cismaan oo ka Tirsanayd Idaacadda DF ee Radio Muqdisho.

 

 


Dilka Suxufiyaddaan ayaa ka dhacay Agagaarka Jaamacada Plasma ee Degmada Hodan oo ay wax ka baranaysay, kuna dhaw Isbtaalka Banaadir ee Muqdisho, sida ay Hawl-wadeeno ka tirsan Warbaahinta Dowladda Soomaaliya goor-dhaw u xaqiijiyeen Hargeysa Online.

Wariye Sagal Salaad Cismaan, ayaa loola cararay Isbitaalka iyadoo markii dambe dhaawac soo gaaray u geeriyootay. waxaana geerideeda ka tacsiyeeyay Madaxweynaha Somalia oo ku tilmaamay dilkeeda mid lagu doonayo in lagu niyad-jabiyo dadka u adeegaya Nabadda iyo wanaagga Somalia.

“Allaha u naxariistee, Waxaan Tacsi u dirayaa ehellada iyo Asxaabtii Wariye Sagal Salaad oo ay Dileen Kooxaha Nabad-diidka ah. Sagal Waxay ahayd Weriye Kaalin Muuqata kaga jirtay dib u dhiska iyo wacyi-gelinta shacabka. Dilkeedana Waa Tallaabo kale oo Kooxaha nabad-diidka ay ku doonayaan inay ku Niyad-jabiyaan Shacabka u Adeegaya Nabadda iyo wanaagga Dalkeenna,’’ ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Sidoo kale, Kooxaha Dilkaan Geystay oo la sheegay in ay ku Hubeysan Bastoolado, ayaa dilka kaddib goobta ka baxsaday, iyadoo aysan weli jirin cid weli sheeegatay inay mas'uul ka tahay dilka suxufiyaddan.

Wariye Sagal ayaa Sannadkii iyo Barkii u dambeeyay ka Shaqeynaysay Radio Muqdisho, iyadoo ahayd Barnaamij soo Saare, Waxayna Daadihin jirtay Barnaamijka Salaamaha iyo Tahniyadaha, halka mararka qaarna ay daadihin jirtay barnaamijka Isboortiga oo ay aad u xiiseyn jirtay.

Hay’adaha Amniga Dowladda Somalia, ayaan weli ka hadlin Dilka Wariye Sagal Salaad Maanta loogu geystay Muqdisho, Waxaana Marxuumaddu ay noqonaysaa Wariyihii ugu horreeyay oo Sannadkan 2016-ka lagu dilo Muqdisho.

Hargeysa Online

  

 

· xaaji on June 06 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired