Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamad Kutaala Seychelles oo Shan Soomaali ah Ku Ridday 12 Sano oo Xarig ah.

Koox Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay inay burcad badeed yihiin ayaa maxkamad dalka Seychelles kutaala waxay ku ridday xukun ah 12 sano oo xarig ah shalay.

 


Xaakimka, Gustave Dodin ayaa sheegay in lagu helay raggaas 2 dembi oo burcad badeednimo ah-alyacni in ay labo jeer geysteen falal burcad badeednimo.

Waxaa Soomaalidaa lagu soo eedeeyay laguna helay sida maxkamadu sheegtay in ay weerareen dooni dalka Hiniya laga leeyahay isla markaana ay madax furasho u qabsadeen shaqaalihii doontaa ayagoo intaa kadibna isla doonidaa u isticmaalay inay ku weeraraan markab shidaal siday.

Waxaa Soomaalidaa lagu soo eedeeyay laguna helay sida maxkamadu sheegtay  in intii u dhexeysay 1dii ilaa 18kii Janaayo 2014 ay gacanka Cadan ka geysteen falal dembiyeedkaas.

Inkastoo falalkaa maxkamadu sheegtay in sanadkaa 2014 ay raggaasi ku kaceen hadana falalka burcad badeednimada ah ayaa hoos u dhacay ama u ekaa kuwo dhammaaday sanadihii labada ahaa ee lasoo dhaafay.

 

 

Hargeysa Online

  

 

· xaaji on June 12 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>