Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jaaliyadda Soomaalida ee ku Nool Minneapolis oo Si weyn u ciidey.

Xarunta ugu wayn ee shirarka Magaalada Minneapolis ee lagu magacaabo Minneapolis Convention Center ayaa waxaa shalay Subaxnimadii soo buux-dhaafiyay kumannaan Muslimiin ah oo u badan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota, si ay ugu Tukudaan Salaada Ciidda, iyadoo goobtaaan uu Diyaariyay Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Magaaladan MPLS.

 

 

 

 



 

Iyadoo uu ahaa jawigu mid aad u qurux badan dadkii salaadda tukanayayna ay raxan-raxan u soo galaayeen goobtaa iyagoo ay xirnaayeen Dhar wada-quruxoon, meel walba laga maqli karay takbiirta.

Halkan ka daawo

Sheekh C/risaaq xaashi oo ah Imaamka masaajidka Abuubakar ayaa dadkii halkaas isugu yimid u jeediyay khudbad ku aaddanay Ciiddul Fadriga saladii kaddib waxuuna yiri. “Illaahay ka baqa waxa qarsoon iyo waxa muuqdaba, macsiyada ka Digtoonaada tan loo jeedo iyo tan qarsoonba. Maanta waa camal-barina waa xisaab, Alle agtiisa baryadiina u diyaarsada wixii aad khayr ka rajaynasaan. Maanta waa maalin wayn, kan liibaanay waa midka Alle adeecay, midka khasaaraynay waa midka Alle caasiyay, Maanta waa maalin loo naxariisto masaakiinta iyo foqorada. Wax ku filan siiya ayaga iyo caruurtiina iyo reerihiina oo dhan si ay farxada noola qaybsadaan.”

Qofku muslim saxa ma noqdo haddii uusan wixii Alle u diiday ka tagin wixii Alle amrayna samaynin, Wuxuu Alle naga reebay Maandooriyeyaasha oo dhan, sida daroogada, Qaadka, Shiishadda iyo Sigaarka, Waalidka oo caaq lagu noqdo. - Qaraabada oo la gooyo - Balanta oo laga baxo, marqaatiga beenta ah - Akhlaaqda xun xun oo dhan sida xanta, isku dir-dirka, beenta, kibirka, jees jeeska iyo dulimaga.

Gaba-gabadii Khudbadiisa ayuu Sheekhu ku yiri. "Rabiga Ramadaan waa rabiga Shacbaan iyo Rabiga Bilaha oo dhan, Sidaad u caabudaysay u sii Caabud. Waliba Ruuxii Ramadaan Sooma, isal markaana ku dara lixda maalin ee bisha Shawaal, Wuxuu la mid yahay Ruux Sannadka dhan Soomay."

Mar uu Sh. C/risaaq la hadlayay Hargeysa Online ayuu hanbalyo ku addan ciidda u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqay in Alle laga baqo Midnimada iyo Nabad-galyada guud ee Waddnka laguna Dadaalo, Wuxuun si gaar ah ugu Duceeyay Ummadda Soomaaliyeed.

Maamulaha Masaajidka Abuubakar Sadiiq, Ismaaciil Xaaji Maxamed (Khadar), ayaa uga Mahad-celiyay dadkii kumannaanka ahaa ee kasoo qayb-galay tukashada Salaadda Ciidda ee maanta, isgaoo xusay in sidani ay tahay sida lagu yaqaan dhaqanka dadka Islaamka ah.

Gobolka Minnesota, Waxaa shalay sidoo kale lagu Tukaday salaada Ciidda goobo kale oo Waa-wayn oo ay noo soo Roobi waysay in aan tagno sida Xarunta Exell Center, Barxadda Garoonka Ciyaaraha ee Xaafadda Cedar.

Masaajidda Magaalada oo dhan Sida; Karmel, Khalid, Umuttu Maxamed, Rowda, Nuurul-Imaan, Masjid 24, Darul Hijra, Quba, Darul Faaruq, Huda, Darul Qalam, Al Ihsaan, Darul Culuum, Mcnight, Burnsville, Edan Prairie iyo Dhamaan Magaalooyinka kale ee gobolka.

Hargeysa Online

  

· xaaji on July 07 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired