Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamada Somaliland oo albaabada isugu dhufatey Bandhig-faneed lagu waday in uu Hargeysa Ka cado.

Xukuumadda Somaliland, ayaa ku ceebawday Fannaannadda Soomaaliyeed ee Nasteexo Ciise [Nasteexo Indho], ka dib markii ay ka joojisay, isla markaana awood kaga joojisay Bandhig-faneed ay habeen hore ku qaban lahayd Huteelka Crawn ee magaalada Hargeysa. Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa ka hadlay sababta ay Xukuumaddu u joojisay Bandhig-faneedkaa ay Fannaanadda Nasteexa-indho iyo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Fadhigoodu yahay Hargeysa ku wada qaban lahaayeen Crawn Huteel habeen hore, waxaanu Wasiirku ku eedeeyey Dhaqan-xumo sida uu hadalka u dhigay.

Ciidammada Ammaanka, ayay Xukuumaddu dul-dhigtay Huteelka Shawgaas ama Bandhig-faneedkaas lagu qaban lahaa xalay, waxaanu Wasiirku ku dooday inay Fannaanadda Nasteexo waddamada Qurmaha ku qabatay

Bandhig-faneedyo dhaqan-xumo ah oo aan Diinta iyo Dhaqanka waafaqsanayn sida uu ku dooday Wasiir Khaliil. Goog joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamo badan oo booliis ah iyo xubno ka socda wasaarada diinta iyo awqaaftu ay xalay ku sugnayeen Huteel Crown kuwaasi oo dadkii ka qaybgalayay bandhiga u sheegay in bandhigaasi la joojiyay oo ay fanaanada haysato wasaarada diinta awqaafta Somaliland. Laakiin, wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil oo shalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in fanaanadaasi ay ka cowdeen cullimada Somaliland oo ku eedeeyay inay xidhato ama heesaha ku qaado maryo qaaqaawan marka ay joogto Qurbaha islamarkaana la joojiyo bandhig faneedka ay ku qabanayso Magaalada Hargeysa. “Cullimada ayaa noo soo sheegay oo nagu yidhi gabadhaasi naga qabta intaanaan kaga hadal Khudbadaha misaajiadada”ayuu yidhi Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa. Magaalada Hageysa waxaa lagu qabtaa bandhig faneedyo kala duwan kuwaasi oo lagu qabto huteelada ugu waawayn magaalada Hargeysa islamarkaana ay kasoo qaybgalaan dhamaan shacabka ku xidhan fanka soomaalida. Joojinta wasaarada Diinta iyo awqaafta ee Bandhig faneedkan ay Nasteexo Indho ku qabanaysay magaalada Hargeysa ayaa noqonaya falkii ugu horeeyay ee xukuumada Somaliland ku hor joogsado bandhig faneedyada noociisa ah. Arrintan oo u muuqata mid ay Somaliland ku ceebaysan tahay maaddaama oo hore Fannaan iyo Fannaaniin loogu diiday inay Bandhig-faneedyo ku qabtaan Hargeysa jirin ee ay tahay Fannaanaddii ugu horreysay ee Xukuumadda Somaliland ay sidan oo kale isaga hortaagtay Shawga ay Hargeysa ku qaban lahayd isla Habeenkii la qaban lahaa lagu bilaabay Nasteexa-Indho.

Hargeysa Online

  

 

· ifraax on August 15 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired