Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qaraxii Maanta ka Dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo Sheegatay.

Ugu yaraan Saddex ruux ayaa ku dhintay, Lix ruux oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay agagaarka xabsi ay hay’adda nabad-sugiddu ku leedahay Muqdisho oo lagu magacaabo Godka Jilicow, waxaana mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab.

2016101636109173643205818sawirro_qarax201.jpg

2016101636109173935720374sawirro_qarax202.jpg

2016101636109174430461511sawirro_qarax204.jpg

2016101636109174578840209sawirro_qarax206.jpg

2016101636109174757302137sawirro_qarax203.jpg

 

Qaraxaan, ayaa lagu Weeraray maqaayada Blue Sky oo laga cunteeyo, halkaas oo ay ku sugnaayeen dad badan xilliga Qaraxan uu dhacayay, balse saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga Dowladda ayaa khasaaraha ku sheegay laba Qof oo keliya. Goobjoogayaal ku suganaa agagaarka maqaayada la weeraray ayaa laga soo xigtay inay arkeen maydadka saddex qof iyo dhaawaca lix ruux oo kale oo la sheegay inay inay ahaayeen shacab. Sidoo kale, Afhayeen u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay in ay beegsanayeen Xubno ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin sirdoonka Somalia oo maqaayada la weeraray ku sugnaa. “Waxaanu Qaraxa ku beegsanaynay Saraakiil ka tirsan hay’adda nabad-sugida Somalia, gaar ahaan xubno ka hawl-gala Godka Jilicow oo ku sugnaa maqaayadaas,” ayuu yiri Sh. C/casiis Abu-Muscab oo la hadlay Warbahinta, isagoo intaas ku daray. “Weerarkaas waxaan ku dilnay 10 ruux.” Dhanka kale, Waxaa la sheegayaa in laba ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkaan uu dhaawacoodu fufud yahay, iyadoo dhaawacyada lagu hadda lagu daweynayo isbiatallo ka mid ah kuwa Muqdisho. Ugu dambeyntii, Qaraxaan ayaa khasaare gaarsiiyay gaadiid yaallay agagaarka Maqaayadda la weeraray, waxaa kaloo uu burbur soo gaaray dhismihii ay ku taallay maqaayaddan oo ay dad badan wax ka cuteyn jireen.

 

Hargeysa Online

· abdi on October 01 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>