Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxtooyada Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Sharma'arke

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadal maalintii shalay ka soo yeeray ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo sheegay in dalku u baahan yahay isbadal dhinaca hogaanka ah.

 

Agaasimaha warfaaafinta madaxtooyada Soomaaliya Shador Xaaji Max'uud ayaa sheegay in hadalka ra'iisal wasaaruhu ahaa mid gaf ah islamarkaan aan ku saleysneyn sidda uu hadalka u dhigay anshaha doorashooyinka.

“Ra'iisal wasaaraha waxaa wanaagsaneyd in uu ilaaliyo anshaxa doorashooyinka iyo mas’uuliyadda wali uu wali dalka ka hayoee Ra”iisul Wasaarenimo, ma wanaagsana in uu  ololaha doorashadiisa shaqsiydeeyo”ayuu yiri Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Shador Xaaji Maxamuud

Agaasimaha ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud mudan yahay in lagu amaano difaaca danaha umadda Soomaaliyeed iyo diidmada faragalinta shisheeye, isaga oo intaa ku darray in mar walba madaxweynaha u taagan yahay xuquuqda dalka, bad iyo bari intaba.

Hadalka ka soo yeeray madaxtooyada Soomaaliya ee loogu jawaabay ra'iisal wasaaraha ayaa muujinaya khilaafka iyo farqiga dhinaca doorashada ee u dhaxeeya labadan mas'uul oo hadda ah musharixiin u wadda taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya sanadkan 2016.

Hargeysa Online

 

· ifraax on December 03 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>