Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baarlamaanka Xamar oo go'aammo ka soo saaraya geedi socodka doorashada hogaanka sare ee Xamar.

Baarlamaanka Xamar ee Soomaaliya ayaa la filayaa in kulankiisii labaad Kalfadhigiisii koowaad maalinta beri ah uga doodaa qodobo dhowr ah oo dhamaantood marka la eego muhiim u ah geedi socodka doorashada hogaanka sare ee dalka.

Kulanka labaad ee baarlamaanka oo noqon doona mid muhiim ah ayaa la filayaa in lagu asteeyo waqtiga la qabanayo doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka, sidoo kalana looga dhawaaqo gudiga doorashada hogaanka labada aqal.

Xog-hayaha guud ee baarlamaanka C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa horay u sheegey in mudo 10 cisho ah lagu dooran doono guddoonka sare ee baarlamaanka, taasoo macnaheedu noqonayo in ilaa 10 bisha Janaayo ee sanadka 2017da lagu dhameystiri karo howsha doorashada guddoonka labada aqal.

27kii bishan ayaa la dhaariyay inta badan xildhibaannada baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya, waloow wali ay harsan yihiin tiro badan oo xildhibaano ah, kuwaa oo la soo dhameystiri doono maalmaha soo socda.

Madasha wadatashiga Qaran ayaa war-saxaafadeed habeen ka hor ka soo baxay waxaa lagu hakiyay 18kii kursi ee horay loogu kordhiyay xubnaha aqalka sare, kadib markii laga sii war helay in qodobkan dood weyn ka dhax abuuri doono fadhiyada ugu soo horeeya ee xildhibaannada baarlamaanka.

Guddoomiyaha KMG ee baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqorre ayaa horay u sheegay in wixii hadda ka danbeeya sameynta sharciyada lagu hayo siyaasada go’aan ka gaari doonaan xildhibaannada baarlamaanka oo sharciyan awood u leh jaangoynta xiliyada la qabanayo doorashada iyo wixii sharuuc ah ee la xiriira.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 30 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>