Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo La Weeraray.

Xildhibaan Weli Axmed Xaawa oo katirsan golaha wakiiladan Somaliland ayaa waxa weerar gacan ka hadal ah kusoo qaaday rag la sheegay inay qaraabo yihiin wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, iyadoo xildhibaanka lagu soo weeraray Hotel Dalxiis.

 


Ragga xildhibaanka soo weeraray ayaa waxa ay ku hubaysnaayeen Budad iyo Bakoorado, kuwaasi oo isku dayay inay waxyoollo gaadhsiiyaan xildhibaanka, balse Xildhibaan Weli ayaa iska difaacay, iyadoo markii dambe ay gacanta kusoo dhigeen boolisku mid kamid ah raggaasi oo ay walaalo ruma yihiin wasiir Cukuse.
Laamaha ammaanka dalka ayaa baadhitaanka kiiskan ku guda jira, balse ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay ciidanka booliska iyo xildhibaankaba, lamana garanayo sababta keentay in xildhibaanka hadh cad weerar noocan ah lagu soo qaado.
Ugu dambeyntii, Xildhibaan Weli Xaawa ayaa katirsan xisbiga mucaarid ah ee Waddani, isagoo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee xisbigaasi ka tirsan.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 01 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>