Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Taliyaha ciidanka Boliska Qaranka oo sheegay inay ciidankii heegan galiyeen.

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa heegan la galiyey, isla markaanan sheegay in ay bilaabayaan hawlgalkii ugu balaadhnaa ee ay wax kaga qabanayaan dadka warbaahinta ku baahiya wararka kala fogaynaya dadweynaha oo ay fariin adag u direen.


Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Gen:Cabdilaahi Fadal Iimaan oo taliska guud iskugu keenay ciidanka booliska ayaa heegan galiyey waxaanu sheegay in cid kasta oo abuuraysa amni daro ama warbaahinta ka sheegaysa hadalo shacabka kala kaxaynaya ku amray in la soo qabto meesha uu doonaba ha joogee.
 “ciidanka Boolisku isagoo mar kasta iyo wakhti walba ku jiro hawlihiiisa shaqo ee ay u xilsaaran yihiin inay amniga ilaaliyaan ayaa saddexdii biloodna mar iskugu nimaadna xoojinta hawlaha qaranka u yaalla, maaha caasimada oo qudha ee waa dhamaan gobolada oo dhan”ayuu yidhi Taliye Fadal.
Taliyuhu isagoo ka hadlaya dadka caadaystay in baryahan dambe warbaahinta hadalo aan munaasib ku ahayn bulshada dhexdeeda sheegay in la qaban doonno, waxaanu yidhi “ baryahan dambe waxa jira hadalo la isku marinayo warbaahinta oo dad kala taageersan asxaabta qaranku marinayaan cidii ku kacda waxyaalo amniga ka hor imanaya talaabo sharciga waafaqsan ayaa laga qaadi doonnaa, ciidanka boolisku u dulqaadan maayo qofkii ku kaca wax amniga wadanka waxyeelaya, waana u dhex bulshada Somaliland iyo asxaaaabta qaranka, qofkii didibsan waaya ee ka joogi waaya wixii shacabka kala fogaynaya waxaanu sheegaa in aanu hadhow qaylin oo la odhan bilayska qof iska xidhay, maaha hawlgalku mid ku kooban caasimadda ee waa mid gobolada oo dhan ka wada dhacaya,marka waa inuu ka waantaabaa wixii dadka kala fogaynaya ama carqaladaynaya amniga wadanka”
Afhayeenka ciidanka Booliska Faysal Xiis oo isna fariintaasi taliyaha sii adkaynaya waxa uu yidhi “ haddii mar dambe qof ku hadlo wax aan wanaagsanayn waa la qaban doonaa oo sharciga la horgeyn doonaa, intaasi ka bacdi sidii caadadda ahayd, wuxuu ciidanka Boolisku halkan iskugu yimid in xilkii iyo waajibkii ay lahaayeen gutaan, in nabadgalyadda sugaan in wixii dambiile ah soo qabtaan, todobaadkii dambe ilaa laba boqol oo iskugu jira tuug iyo rabshad wadayaal ayaanu saldhiga dhexe u ugdbinay, waad ogtihiin in xaafadda Daami ciidanku ka soo qabqabteen dad rabshaddo ka waday imika way ku jiraan hadhow yaan la odhan la iska qabtay ee imika hawlaha ku jirto ka taxadar”
Maalmahan dambe ayaa siyaasadda Somaliland kor kacday ka dib markii ololaha doorashaddu soo dhowaatay oo ay ka hadhsan tahay laba bilood, waxaana  dad kala taageersan xisbiga kulmiye io WADDANI warbaahainta u marinayeen eeddo midba mid kale ku weerarayo.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 03 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired