Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Telesom oo mar labaad deeq dhan Half million dollar ku deeqday dadkeeda baahan

Horumarkeenu wuxuu ku xiran yahay inta aynu ka midoobayno ee aynu dareenada aynu iskaga midka nahay xoojinayno korna u qaadno wixii ina mideeya Qof kasta oo xil qabta waa tegayaa, waana banaynayaa booska shaki la’aan. Sidaa darteed, had & Jeer hamigaagu ha ahaado bixitaan Guul ah, dhaxal ka tag dhamaadkaaga. Waxa muhiimka ah ma aha in naloo sacab tumo markaan nimaano balse in nala xasuusto markaan tagnoQalbigu dareenkiisa wanaagsani waa halbawlaha dhaqaajinkara baahi kasta oo timaada waxaynu kusoo jirnay abaar ba’an oo adkayd halkaana inagaga baxeen xoolo badan iyo dadba waxay qayla dhaantu isgaadhay dal iyo dibadba balse markaliya ayaa dam la isla yidhi oo aad moodaa in abaartii inaga go’day maalmo ka bacdi waxaan warbaahinta ka maqlay xoolihii oo la joojiyay waa yaab kale waa abaar kale oo suuqii magaalka soo xidhxidhay waa abaar baahsan miyi iyo magaalaba balse waxaan imaanka ii haya waa ilaaha wayn ee makhluuqa abuuray ayaa maqan.Waxaan guuxo oo aan kolba meel daymoodaba aroor hore oo sabti ah 7/1/2017 ayaa xafiiskaygii soo galay waxaan maqlay xamxam odhanaysa qaranka hala badbaadiyo ilaahay cilmigiisa uurkayga wixii aan ku hayay ayaa iirumoobay waxaa gudoomiye telesom iyo maamulka oo dhan go aanku gaadhay inay Half million dollar ugu deeqdo dadkooda abaartu ragaadisay, hadalkaas markaan maqlay si qiiro leh ayaa farxad ooyay ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo bahda telesom dhamaanteed halkay kazoo saareena alle ha ugu badalo wax ka khayr badan .Waxaan ku wargalinayaa dhamaan muwaadiniinta reer Somaliland in halgankaas telesom ay furtay laga qaybo noqdo oo deeqda la balaadhiyo waxba aan lala hadhin sanadkan hadii ay inaggu kalifto inaynu soono waynu soomaynaa dadkeena baahan aynu baahida la qaybsano waxaan fariinta udirayaaa dhamaan ganacsatada dalka .

 

W/q: Ahmed yasin sh cumar sh ahmed 

· ifraax on January 10 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>