Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cali Khaliif Galeyr oo goor dhaw ka duulay magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr oo maalintii shalay ciidamo beelleed iska hortaageen in uu ka dhoofo magaalada Buuhoodle ayaa goor dhaw ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland.
Cali Khaliif ayaa la sheegay in uu xalay socdaal kaga soo anbabaxay magaalada Buuhoodle, ayaa aroortii saakay gaaray magaalada Burco ee gobolka Togdheer, halkaasoo si diran loogu soo dhoweeyey, isaga oo uga soo gudbay magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo oo ka dhoofay magaalada Hargeysa ayaa u anbabaxay dalka Jabuuti halkaasoo uu uga qeyb-gali doono wada hadallada u dhaxeeya maamulka uu madaxweynaha ka yahay iyo Soomaaliland.
Ugu danbeyntii, socdaalka Cali Khaliif eee magaalada Hargeysa ayaa u muuqda mid muujinaya xiriirka wanaagsan uu dhaxeeya labada dhinac, gaar ahaan Cali Khaliif Galeyr oo marar badan oo hore la sheegay in uu jiro wada hadal hoose oo kala dhaxeeya Soomaaliland.

Hargeysa Online

 

· abdi on February 06 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>