Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cali Guray oo ka Digay Saldhiga Imaaradka Berbera.

Siyaasi Cali guray ayaa ka digay saldhiga Dawlada Somaliland siinayso Imaaradka carabta, waxaanu sheegay in waddamada carabtu aanay Somaliland aanay dan iyo muraadka lahayn.


Sidaasi waxa uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook.
Kuwa leh Itoobiya ayaa u aragta inu nabadgelyadooda halis ku noqon karo hadii Somaliland ay Imaaradka Carabta Saldhig Milatari u ogolaato xagee bay ka keeneen warkaa maxayse cadayn u hayaan ee lagu rumaysan karaa in warkoodu run yahay? May sheegin mana hayaan wax ay ku cadayn karaan hadii ay hayaan waxan odhan lahaa HAATUU BURHAANAKUM IN KUNTUM SAADIQIIN.
Arinta Saldhigga Milatariga ee Imaaraadka in kasta oon ilaa hadda wax faahfaahin ah aanu ka soo bixin hadana hadii uu rasmi noqdo saamaynta uu ku yeelanayo nabadgelyada mandaqadda gaar ahaan ammniga saaxiibka keliya ee Somaliland waxa ka wada hadlaya labada dawladood horena way uga wada hadleen haddana waa kuwaa is hor fadhiya ee ka wada hadlaya. Cid aan labada dawladood ahayn oo warkeeda la qaadan karaana ma jirto. Markaa dadka yaan lagu jahowareerin Itoobiyaa diidan Itoobiya ma ogola iyo war aan sal iyo raad toona lahayn. Cidda wadwada waxan leeyahay jiib noom taani. Weli waxa taagan sua’aashii labaad ee ahayd waa maxay waxa u qalma ee hadii loo ogolaado Saldhig Milatari ay Somalilandba ku doorasanaysaa ee u qalmi kara? Waxa ka jawaabi kara qodobada heshiiska marka dhinaca xukuumadda uu ka soo baxo ama Wakiilada la hor keeno heshiiska. Waxa muhiim ah iyaduna Somaliland belaayo aan u dhawayn inay soo xambaarato oo ay dhibac ka mid noqonto dagaalka ka socda Yaman oo marna dagaal sokeeye ah marna Proxy Waar ah. Labadaba waa in aynaan ku dheeraynin. Boqortooyada Sucuudiga oo aan dan iyo muraad ka lahayn nolosheena oo xooliheenii aynu u iib geyn jirnay xataa inaga joojiyay haba yaraato eh wax uu ina yeelay mooyee aan wax uu ina taray jirin ayaa farta intuu inoogu yeedho dagaal ina gelin kara cidda u hanqal taagaysa way riyoonaysaa waxanay ku talogashay dagaal la isu habar wacdo oo gondaheena ka bilaabma. Sidaa daraadeed anigu waan ka digayaa. Ninka Sucuudi Arabia adeegsanaysow soo arag Xabaal-wadareedyada Berbera iyo dadkii dayaaradaha iyo maraakiibta ku soo guray uu gacanta u geliyay cadawgoodii oo Berbera haystaa ee xasuuqa lagu laayay intoo la kala hayb soocay.

Hargeysa Online

 

· abdi on February 11 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired