Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cabdiwali Gaas oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhax aloosan Puntland.

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland u baahneyd khilaaf siyaasadeed, isaga oo sheegay in mudadii uu maamulkiisu jiray wax badan la qabtay.


Xildhibaano ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay u gudbin doonaan baarlamaanka mooshin ka dhan ah madaxweynaha, taasoo xiisad siyaasadeed ka dhax abuurtay maamulka.
Madaxweyne Gaas oo hada ku sugan magaalada Boosaaso, ayaa yiri “Puntland waxay u baahan tahay Midnimo iyo Wadajir, uma baahna buuq, xasarad, uma baahna nin dan leh inuu dadka kiciyo, waxay u baahan tahay, iyadoo mid ah oo danteeda raadsato, degenaansho, nabadgelyo iyo horumar”ayuu yiri Madaxweyne C/wali Gaas.
Waxaa uu intaa ku darray in xiligan aan loo baahneyn buuq siyaasadeed, islamarkaana taa badalkeeda loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormar iyada oo la ilaalinayo sharuucda iyo nidaamka u degsan maamulka.
Ugu danbeyntii, madaxweynaha Puntland ayaa wajahayay kacdoono uga imaanayay siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada, iyadoo lagu eedeeyay inuu ku fashilmay wixii loo igmaday, xaalada xilligan ka jirta Puntland aysan waligeed soo marin, isla markaana uu ka jiro musuq maasuq iyo waxqabad la’aan.

Hargeysa Online

 

· ifraax on February 28 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>