Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dowlada Kenya oo xirtay sadex dhalinyaro ah oo ku eedeysan kufsi.

Booliiska dalka Kenya ayaa lagu waramayaa in ay xabsiga u taxaabeen saddex dhalinyaro Soomaali ah oo ku eedeysan in ay kufsi ka geysteen magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya.

 

 

 

 

 

 

 

 


Dhalinyarada ay xireen booliska Kenya ayaa ku jira xabsi ku yaalla bartamaha Magaalada Mombasa.
Saraakiisha dowaldda Kenya ayaa dhalinyaradan ku eedeeyay in ay kufsadeen Gabar 14 sano jir ah, taasi oo markii ay kufsadeen kadib ka soo tuuray dabaq ka kooban labo biyaano.
Booliiska ayaa dhalinyaradan mudo dheer daba joogay tan iyo markii ay falkan ku kaceen,, hasse ahaatee ugu danbeyntii laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay.
Gabadha falka kufsiga ah iyo tacadiga kale lagu kala kacay oo aysan Boolisku sheegin halka ay ka soo jeedo ayaa sidoo kale aabaheeda waxaa dhaawac u geystay dhalinyaradan Soomaalida ah, xilli uu ku hungoobay in Gabadhisa uu raggan ka badbaadiyo.
Ugu dambeyntii booliska Kenya ayaa waxa ay sheegeen raggan Soomaalida ah in Maxkamad la soo taagi doono 14-ka bishan, si xukun loogu rido, sidoo kalena ciqaabtiisa loo marsiiyo dambigii ay galeen.

Hargeysa Online

 

· abdi on March 02 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>