Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

13 Qof oo Haraad iyo Gaajo ugu Geeriyooday Deegaanno Hoosyimaada Baladxaawo.

Ayadoo inta badan gobollada dalka Soomaaliya ay ka jiraan abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa waxa is soo taraya dadka u le’anaya saameynta ay ku reebeen abaaraha.

Gobolka Gedo waxa uu kamid yahay gobollada dalka Soomaaliya ee ay sida ba’an u saameeyeen abaaraha, ayadoo gobolkan dadka ku dhaqan ay u badanyihiin xoolalay aan u adkeysan Karin abaarta.
24-kii saac ee u danbeeyay waxaa lagu soo waramayaa in ku dhawaad 13 qof ay u geeriyoodeen oon iyo gaajo.

 

11 qof  oo u badan carruur ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Tuulada Malableey oo qiyaastii 15KM dhanka Bari kaga began degmada Baladxaawo, ayadoo 2 qof oo kale ay ku dhinteen Tuulada Guraa oo hoostagta Baladxaawo.

Shiino Xasan Cali oo ka tirsan guddi dhalinyaro oo ka dhisan degmada Baladxaawo oo u gurmada dadka ay abaaruhu saameeyeen ayaa Hargeysa Online u sheegay in 11-qof ee geeriyooday ay u badanyihiin Carruur, ayna ku jiraan haween iyo laba dhalinyaro ah.

Waxa uu sheegay in Tuulada ay dadka ku dhinteen ay kamid tahay goobaha ay kusoo barakaceen dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ka kala imanaya qeybo ka tirsan gobollada dalka iyo deegaanada kale ee gobolka Gedo.

Xaaladda dadka ku dhaqan deegaannada hoos yimaada degmada Baladxaawo ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay mid aad u liidato, ayadoo dadka ay abaaruhu saameeyeen lasoo sheegayo in oonka iyo gaajada ay u dheeryihiin xanuunnada ku dhaca dadka ay nafaqa darrada heeyso.

Gudiga Gurmadka abaaraha gobolka Gedo ayaa maalmihii ugu danbeeyay waday gurmad ay u fidinayeen dadka ay abaaruhu saameeyeen eek u dhaqan deenada hoostaga Baladxaawo, balse waxa ay sheegeen in baahida dadka ay ka weyntahay kaalmada ay gaarsiiyeen.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on March 07 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>