Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Diyaarad ku bur burtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Wararka soo baxaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw ku dhacday diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah shirkad qaabilsan la talinta howlaha amaanka iyo tababarada ciidamada midowga Afrika AMISOM ee jooga Soomaaliya.

Diyaarada ayaa ku guul dareesatay in ay si caadi ah u soo degto garoonka , waxaa ay mudo daqiiqado ah ku dul heehaabeysay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoona ku soo wargalisay maamulka garoonka in cilad ayjirto. 
Garoonka ayaa waxaa lagu diyaariyay gaadiidka dab damiska iyo kooxaha gurmadka si ay ula tacaalaan diyaaradan haddii ay soo dhacdo, waxaana diyaarada mudo kadib lagu amray in ay isku daydo in garoonka ka soo degto.


Dad ku sugan gudaha garoonka ayaa warbaahinta u sheegay diyaarada oo markii danbe la amray in soo degto wax yeello kala kulantay dhabaha ay diyaaradaha ku ordaan, waxaana la sheegay in uu burbur  ka soo gaaray dhinaca baalasha.
Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo arintan ay ka soo saareen saraakiisha amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Sidoo kale ma jirto wax yeello nafeed ah oo ka dhashay bur burka soo gaaray diyaarada ay leedahay shirkadda Bancroft oo xarun ku leh Xerada Xalane ee ku dhax taala garoonka Aadan Cadde.
Howlihii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa hakad ku jira, ma jiro wax duulimaad ah oo hada ka jira, diyaaradihii ka dhoofi lahaa iyo kuwii soo degi lahaa ayaa dhamaan la joojiyay.

Hargeysa Online

 

· ifraax on May 30 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>