Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ganacsade Raashin Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley.

Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ayaa  ugu deeqay raashin Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley raashin mucaawimo taas oo loogu tala galay dadkii dhowaan ku tabaaloobay abaartii Somaliland ka dhacday.

 
Deeqdan raashinka ah oo ka koobanyd Bariis,Daqiiq,Sonkor,Saliid iyo Timir ayaa waxa ka faa’iideystay 800 oo qoys kuwaas oo Degan Gobolka Hawd  iyo degmada  Salaxley
Muunasibada qaybinta deeqdan ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka,Culimada iyo Waayeel kalle,kuwaas oo dhamaantood mahad-naq iyo duco u jeediyeen Ganacsadde Maxamed Yuusuf Cali oo isagu kaalmadan soo bixiyey.
Ibraahim Colaad oo ka mida odayada iyo qoonyahanka Gobolka Hawd ayaa sheegay in deeqdani timi xili ku maanasib ah oo dadkii abaartu saamaysay waqtigan ku jiraan duruufo adag oo ka dhashay dhibta soo gaadhay,wuxuna mahad naq u jeediyey Maxamed Yuusuf iyo cid kastoo gacan ka geystay soo gaadhsiinta deeqdan bulshada loo keenay .
sidoo kale waxaa munaasabadii qaybinta raashinka ee degmada salaxley ka hadlay Maayarka Salaxley Ismaaciil Yusuf(Shiine} oo ka waramay baahida jirta iyo waxtarka ay deeqdani u leedahay dadkan abaaroobay, waxa kale oo uu xusay in deeqdani aanay ahayn tii u horaysay ee Maxamed Yuusuf Cali Guray soo gaadhsiiyo degaankan ee uu marar horena u soo diray deeqo wax ku oola wuxuuna Maayarku ugga mahad celiyay waxtarkaas.
Waxa isaguna munaasibadii qaybinta deeqdan ka hadlay Axmed Cabdiqaadir Gudoomiyaha Gididda  qaybinta Deeqda Maxamed Yuusuf,wuxuuna madasha ka sheegay in taakulo tan la mida gaadhsiin doonaan Goboladiikalle ee  iyagana abaartu saamaynta ku yeelatay.

Hargeysa Online

· ifraax on May 30 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>