Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Koox Wasiiro ah iyo qaar ka socda xisbiga kulmiye ayaa bookhasho ku tagey Xabsiga Burco.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi Oo maanta kormeer ku tegay isagoo ay wehelinayaan wasiiro, masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo uu hormuud ka yahay gudoomiyaha ahan murashaxa doorashada madaxtooyada ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, maamulka heer gobol iyo heer degmo iyo taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland.

 

 

jeelka Markii kormeerkaasi dhamaaday waxa saxaafadda weedho kooban siyey wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi waxaana ka id ahaa “Jeelkan Burco waxa la dhisay wakhtigii Ingiriiskii, maxaabiista uu qaadi karaana waa yartahay, duruuftaas oo dhan waa mid run ah oo xaqiiq ku salaysan, waxana ay tahay ta aannu ka duulnay ee jeelkan aannu u dhisnayno ee ay mashruucan xukuumaddu u fulisay.

Mashruucan xabisga dhaxe ee magaalda Burco oo ah halkan, waxa ku baxaya Hal milyan iyo shan boqol oo kun oo doolar ($1, 500, 000), Xukuumadda Somaliland ayaa fulinaysa, lacagtaa qayb ayaa la bixiyey qaybta kalena hada waa la bixinayaa, shirkadiina gacanta ayey ku haysaa, ma jiro Jeel istaagay, waxaanu beeninaynaa in dhisme istaagay uu jiro, waxaan u mahad celinayaa shirkada Al Baraka oo runtii xoog saartay, waa shirkad caan ku ah dhismayaasha, waana kaa socda.

Waxaan maqlayey iyadoo la leeyahay jeelkii waa istaagay, Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo meelna dhagax ma dhigno, hadaanu dhignana waanu dhisnaa, mashruuca aannu gacanta u qaadnana waannu dhamays tirnaa, waxaanu rajaynayaa inuu jeelkani dhammaado, wax weyna ka taro nidaamka garsoorka cadaaladda iyo dhaqan celinta maxaabiista”.

Allah Mahad leh.

 

· abdi on June 07 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>