Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukuumada Somaliland oo Maanta xiriirka u jartay dowladda Qatar.

Golaha Wasiirada Somailand oo uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay inay si toos ah u taageerayaan xulafadda Sucuudiga iyo Imaaraadka ay xidhiidhka u jareen wadanka Qadar.

Somaliland ayaa sheegay in aanay ogolayn cid kasta oo taageerta argagixisadda ama nabadgalyada caalamka wax u dhimaysa, waxaanay inay la mawqif yihiin dalalkaKHaliijka ee xidhiidhka u jaray wadanka Qadar.

“Jamhuuriyadda Somaliland, iyada oo tixgelinaysa cilaaqaadka taariikhiga ah ee dhaqan, dhaqaale iyo siyaasi ee ka dhexeeya Soomaaliland iyo Wadamada Khaliijka, waxaa ay golaha Wasiirradu maanta oo taariikhdu tahay 10/06/2017 isugu yimaadeen shir aan caadi ahayn,kaasi oo uu guddoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.Shirka Golaha Wasiirradu wuxuu ku saabsanaa khilaafka siyaasiga ah ee ka dhexeeya dalalka khaliijka iyo mawqifka Jamhuuriyadda Somaliland ay ka qaadanayso.”ayuu yidhi wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire oo akhriyey go’aankii ka soo baxay shirka golaha wasiiraddda.

Go’aamadda golaha wasiiradda ka soo baxay waxay u qornaayeen sidan:

1. in Jamhuuriyadda Somaliland si buuxda u taageerto mawqifka iyo aragtida ay ka qaateen Sucuudiga iyo Imaaraadku khilaafka siyaasiga ah ee u dhexeeya iyaga iyo Dalka Qadar.

2017610636326855803056113099a6514.jpg

2017610636326855916685682099a0000.jpg

2017610636326856624015404099a6505.jpg

2017610636326856844960658099a6517.jpg

2017610636326856936980223099a6530.jpg



2. Laga bilaabo maanta cid aan ogolaansho ka haysan Jamhuuriyadda Somaliland ma isticmaali karaan, mana mari karaan hawada Jamhuuriyadda Somaliland.

3. Jamhuuriyadda Somaliland way u madax-bannaan tahay cirkeeda, dhulkeeda iyo baddeedaba, Soomaaliyana kama taliso, mana bixin karto ogolaansho cidi ku isticmaasho cirka, dhulka iyo badda Jamhuuriyadda Somaliland.

Dhinaca kale, wasiirka Duulista hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo isagu warbaahinta la hadlay saaka ayaa sheegay in Dawladda Qadar u ogolaanayaan inay isticmaalaan hawadda Somaliland.

Waxaanu sheegay inay maalin kasta ay diyaaradaha Qadar soo maraan hawadda Somaliland,isla markaana og yihiin maalin kasta diyaaradaha kala duwan ee hawadda Somaliland soo mara.

“nidaam baanu leenahay haddii aynu Somaliland nahay aanu ku maamulno diyaaradaha hawadeenna soo mara, waxaanu diwaangalinayaa saacad walba iyo maalin walba diyaaradaha hawadeenna soo mara, marka diyaadaha Qadar Airways waanu la socona oo jidka ay maraan, oo waxay soo maraan hawadeena oo waxay ka soo wareegaan Iiraan, Cumaan waxayna hawadeena ka soo galaan Laasqoray oo ay Hargeysa soo dul maraan oo dalalka Afrika kaga sii gudbaan”ayuu yidhi wasiir Haybe oo isagu taageersanaa inay diyaaradahoogu soo maraan hawadda Somaliland.

Wasiirka hawadda Somaliland ayaa u muuqday mid aan wax badan kala socon shirka golaha wasiiradda iyo go’aamadda ka soo baxay, taas oo ay is burinayaan labadda hadal ee ay ku kala hadleen.

 

Hargeysa Online

· abdi on June 10 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>