Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Boqoradda Britain oo booqatay dadkii ku waxyeeloobay dabkii London.

Boqoradda dalka Britain ayaa booqatay dadkii ka badbaaday dab toddobaadkii hore ka kacay dhismo ku yaala galbeedka magaalada London.

 
Boqorad Elizabeth II oo la kulantay dadkii ay dhibaatadu soo gaadhay ayaa sheegtay in ay tahay arrin adag in laga baaqsado in xanuunka lala qeybsado dadka, waxaana ay intaa ku dartay in dalka Britain ay soo wajahday mussiibooyin dhib badan toddobadyadii u dambeeyay.


Boqoradda dalkaasi iyo amiir William ayaa markii ay booqdeen Westway Sports Centre oo ah halka ay ku suganyihiin dadkii ka badbaaday dabka waxaa ay la kulmeen dadkii degenaa halka ay musiibadu ka dhacday, wakiila ka socda bulshada iyo dad mutadawiciin ah oo halkaasi ka shaqeynayay.
Waxaana ay intaa ku dartay in manta ay tahay maalinta loo dabaal dego dhaqanka, balse ay doorbiday inay muragada la qeybsato dadkii ay waxyeelada soo gaadhay.



Qaar ka mid ah dadkii dibad baxa sameynayay
Booqashada boqoaradda ayaa ku soo aaday saacado un kaddib markii Boqolaal qof oo ka cadhaysan jawaabta dawladdu ka bixisay gurigii gubtay ee ku yaalay London ay dhigeen dibad bax, waxaanay socod ku tageen xafiiska ra'isal wasaare, Theresa May, iyagoo dalbanaya in ay is casisho.
Dadka isku soo baxay oo la maqlayey iyagoo ku dhawaaqaya "ha loo caddaalad falo Grenfell" iyo "may ha tagto"

markii la joojiyeyna waxay halkaa ku aamuseen qaddar daqiiqad ah oo ay ku xusayeen dadkii ku dhintay gurigii gubtay.
Ra'iisal wasaare Theresa May ayaa sheegtay lacag dhan lix milyan oo Dollar loo qondeeyay dadkii ku waxyeeloobay dabka si ay u siistaan cunto, dhar iyo agab kaleba.

Baroordiiq loo sameynayo qaar ka mid ah dadkii ku dhintay dabka
Tirada dadka ku dhintay dabkaas ee la xaqiijiyey ayaa gaadhay soddon qof, waxaana weli la la'yahay tobanaan kale.
Theresa May arrimaha kale ee lagu dhaliilay waxaa ka mid ah in aanay si dhakhso ah u booqan dadkii ka badbaaday dabka, oo aanay yeelin sidii ay yeeleen hogaamiyaha xisbiga Labour-ka Jeremy Corbyn iyo duqa London Sadiq Khan.

 

· ifraax on June 17 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>