Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Meesha aan ku duulana laygama macaashoo waan sibir maruujaa.

Shaley markaan arkey kuwo ku hadlaaya magaca dadka dega degaanka awbarre ee dhinaca dalka aan jaarka nahay ee itoobiya ,waxaan la yaabay hadalo ay ku hadlayeen oo ay la haayeen amaba ay aflagaaday nayeen beel weynta BEELAHA BAHABAR CELI & MADAXWEYNE KU XIGEENKA QARANKA JSL MUDANE ABDIRAHMAN ABDILAHI SAYLICI.

Hadaba anoo ku hadlaaya magacayga & magaca beel weynta sharafta leh ee habar xusseen waxaan ka xumahay in inamada  yar yar oo badan koodu ku dhashay dalka itoobiya maaha iney wareershaan gobolka awdal,selel maahana iney ka hadlaan dhul aaney u dhalan ee haku ekaadaan qaxooti nimadii ay ku yimaadeen degaanka dhulka MAXAMED-CASE & HABAR CAFAAN.markaad ku doodaysaan saylici anagaa soo saarney adeer beenta maad iska daysaan hal cod maynaadsiin saylici,laakiin maxamed case isaga ayaa doqon noqday oo dhamaan codkiisii siiyey DAHIR RIYAALE.

 

Hadddii ay joojin wayaan been abuurka ay ka wadaan saylici waxaa dhici doônta in beesha habar xusseen ay jawaab adag ka bixin doonto mana aha bahabar  celi beel dagaal loogu hanjabo maaha  Meesha aan ku duulana laygama macaashoo waan sibir maruujaa, reèruhuna way is yaqanaan waana la yaqanaa qolada tiinka dabada galisa marka ragu dagaal u baxo, saban saban seera ma dhaafto. Markaa waxa aan odhan lahaa rag aad taqaan dagaal looguma baaqo adoo kaba qaad ah. Waxa aad walaal igagag waydo xooga igaga qaadi maysid waanan isnaqanaa reer killilka shanadoow.

 

Bahabar celi waa reerkii muuse dariyo candhada geel u sudhay madaxa ee xuduuda ini dhaafiyey markii ay dagaal noqotey ma kuwaas ayaad u hanjabaysaan maanta waa nasiib daro in maanta dadkii awowayaashiin iibin jiray aad la doodaan.

 

Kuwa kililka shanaad degoow waxaan inigu odhan lahaa waar siyaàsad wax kama taqaanaane fujaankiinii hore iska qaata oo ka baxa inaad ka hadashaan dhul aynaad degaan ku ahayn haddii kale shaabuug ayaa ini leh sidii caadadu ahaan jirtey.

 

Somalidu waxay tidhaahdaa:* Saddax ha u dulqaadan:1- Dabbaal cadaw ah ha u dulqaadan.2- Oori aan ku daryeelin ha u dulqaadan.3- Nacas dammac waalanna ha u dulqaadan.markaa kooxdan ka soo talowday awbarre waa caduga beelaha gadabuursi

 

Wabilaahi tawfiiq

By ahmed jama

Paris dalka France

Ahmedjama999@hotmail.com

 

· abdi on June 18 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>