Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Weeraro laga cabsi qabo doorashada dalka Kenya in ay ka dhacaan.

Hay’addaha amniga dalka Kenya ayaa ka digay weeraro ay geystaan Al-Shabaab iyo kooxo kale inta lagu guda jiro doorashada la filayo dhawaan in ay ka dhacdo dalka Kenya.


Kenya waxa ay sheegtay in heegan buuxa la geliyay dhammaan hay’addaha kala duwan ee Ammaanka,islamarkaana ay jirto cabsida Al-Shabaab.

Sii hayaha xilka wasiirka amniga gudaha dalka Kenya Fred Matiang’i ayaa sheegay in dowladda diyaarisay diyaarado dagaal oo lagu ilaali doono goobaha ay dadku codadkooda ka dhiibanayaan.

Waxaa uu sheegay in baqdinta ugu weyn ee la qabto tahay in ay dhacaan qaraxyo iyo afduub ay geystaan Al-shabaab iyo kooxo kale.

‘ Ciidamada Ammaanka waa in ay indhahooda furaan oo ay ka hortagaan weeraradaasi maadaama ay jirto cabsi weyn ” ayuu yiri Fred Matiang’i .

Waxaa uu sheegay in ay ilaalinta goobaha codeynta ay ka qeyb qaadan doonaan ciidamo booliis ah oo aad u badan.

” Waxaan diyaarinay ciidamo badan oo ka hortagi doona weeraradaasi, waxaana isku dayaynaa in doorashadda ay dhamaato iyadoo aysan Al-shabaab weerar geysan” ayuu yiri Markale Fred Matiang’i .

Doorashadda madaxtinimadda dalka Kenya ayaa lagu waddaa in ay bilaabato 08da bisha soo socta ee Augusto ee sanadkan 2017.

Hargeysa Online

 

· abdi on July 26 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>