Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qaadasha Kararka codeynta oo ka bilaabanaya Sool iyo Sanaag.

Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in ay soo gabogabeeyeen kaar qaadashaddii labadda gobol ee ugu dadka badan Somaliland ee Maroodi jeex iyo Togdheer.


Sidoo kale, waxaa uu sheegay gudoomiye Iimaan in goboladda harsan ee Sool iyo Sanaag in ay kaar qaarashadu ka bilaabmi doonto August 12-keedda.

“Waxaa inoo soo gabogabowday labadi gobol ee ugu weyna ee ay diiwaangaliyeyaashii isdiwaangaliyeen oo ay gacantooda ugu jirto kaararkii ay ugu codeyn lahaayeen, waxa ay ahaayeen arin qaran oo dastuurku idin siiyey inaad wax doorataan”ayuu yidhi Iimaan.

Mar uu ka hadlayey labadda gobol ee hadhsan waxa uu yidhi “Komishanka doorashooyinka wuxu u baxayaa gobolka Sanaag iyo Sool, waxaanu daah furi doonaa maalin khamiis ah oo labadda caasimadood ee labada gobol ka shaacin doona wakhtig aay bilaabmayso oo ah bisha August 12-keedii,  gobolka Sool waxa la dhigi doonaa 177 goobood, gobolka Sanaag 173
goobood marka laga reebo 13 kii goobood ee xeebta ee mar lala bilaabay gobolka Saaxil iyo Awdal,  waxaan ku boorinaynaa in bisha 8aad, 12 keeda qof waliba kaadhkiisa u doonto halkii uu iska diiwaangaliyey.”

Waxaa iyaguna soo dhoweeyey wakiilada u fadhiya xarunta Komishanka doorashooyinka saddexda xisbi.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on August 01 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>