Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warmurtiyeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland.

Warmurtiyeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna wajahan diidmo fidinta kiristanka iyo degmo ka mid ah degmooyinka Hargaysa shacab cabasho ka muujiyey qashin buuxdhaafay


Taariikh. 1/8/2017.

Ku. Madaxwaynaha Jamhuuriydda dawladda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud.

Og. Labada gole guurtida iyo golaha wakiillada.

Og.Xisbiyada qaranka .

Og.Hay,adaha ammaanka dalka.

Wargelin. Bulshada reer Somaliland.

Annaga oo ku hadlayna magaca jaalliyadaha reer Somaliland.

Waxaa fajac iyo amakaag nagu noqotay fidinta dalka laga fidinaayo kiristaanka ,taas oo aanu fahmi waynay baahida keentay.

Ka dib markii aanu dhinac walba ka eegnay dhinacyadaas oo kala ah

  1. Aqoonyahanka
  2. Culimada dalka diinta u qaabbilsan ee ay caddeeyeen waxa ay diinta islaamku ka qabto.
  3. Bulshada reer Somaliland oo diidmo adag kaga dareeen caliyey.
  • Waxaa noo soo baxday in ay dawlddau go,aanka aayo xumada leh ka noqoto.
  • Haddii wasiirka sheekh khaliif ee diinta iyo awqfaatu lagu dirqiyey ka fadhiisto xilka isma galaan sheekh ayaa kiniisat xadhigga ka jaray.
  • Bulshada reer Somaliland in ay ka digtoonaadaan kana feejignaadaan cidkasta oo diintooda soo faragelisa.
  • In loo noqda Allaha inna abuurtay oo aan laga cadhaysiin

 

Waxa cabasho xooggan ka muujiyey bulshada ku dhaqan degmada Maxamed Mooge, waxaa iswaydiin leh yaa ka masuul ah dadkaas  la daaladhacaaya nolomaamedkooda kuna dhibaataysan dalkoodii hooyo ee nadaafad darrada ka tirsnaaya dawladda hoose

Waxaanu uga digayna mayerka dawladda hoose in aanu ku milmin ololaha doorashada, kana mashquulin xilka loo doortay.

 

 

Oday Deeq Cabdi Digale

· ifraax on August 04 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired