Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xildhibaano ku loolamaya xilka guddoomiyaha golaha wakiilada Soomaaliland.

Loolan adag ayaa loogu jira kursiga gudoomiyaha golaha Wakiiladda  ee maalintii Arbacaddi ee toddobaadkan uu baneeyey gudoomiyihii hore ee golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.


Saddex xildhibaan oo ka soo wadda jeedda gobolka Sool ayaa loolan adag ugu jira gudoomiyenimadda golaha Wakiiladda, waxaana wararku sheegayaan inuu illaa hadda uu codsigiisii uu gudbiyey xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo ka mid ah saddexda musharax ee u tartamaya jagadaasi.


Sidoo kale, gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golahaasi Baashe Maxamed Faarax oo isna ka mid ah saddexda musharax ee u tartamaya jagadaasi ayaan wali xilkii hore iska casilin,isla markaana araajidii tartanka wali usoo gudbin xoghayaha guud ee golahaasi, waxaanay wararku sheegayaan in maalinta Axadda ah ee doorashada la galayo ay u qorshaysan tahay inuu xilkaasi baneeyo, isla markaana uu u tartamo gudoomiyaha golahaasi.


Xildhibaan Saleebaan Cali Koore ayaa isna ilaa hadda araajidii usoo gudbin xafiiska xoghaya guud ee golahaasi oo lagu hagaajinayey, waxaana wararku xusayaan in illaa maanta uu soo xarayn doono waraaqaasi.

Labadda xildhibaan ee tartanka adag u gallay gudoomiyaha golaha Wakiiladda  ayaa kala ah Xidhibaan Cabdiraxmaan Talyanle iyo Baashe Maxamed Faarax, waxaana Talyanle uu haysta dhamaan xildhibaanadda xisbiga WADDANI oo gaadhay  27 xildhibaan, waxaanu ku hawlan yahay sidii uu u kasban lahaa xildhibaano kale, haseyeeshe Baashe Maxamed Faarax oo ka soo jeeda xisbiga KULMIYE waxa wiiqaya Saleebaan Cali koore oo aan wali tanaasulin,isla markaana dhawr jeer oo madaxtooyadda looga yeedhay ku gacan saydhay inuu tanaasulo, waxaana looga baqaya inay isla hadhaan labadda xidlhibaan ee KULMIYE ka soo jeedda, isla markaana ka faa’iidaysto xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ay si weyn u taageerayaan xisbiga WADDANI oo xoog iyo xoolaba ku taageeraya inuu xildhibaankaasi noqdo gudoomiyaha golaha Wakiiladda.

Si kastaba ha ahaatee, loolan ayaaa marna uu ka dhexeeya labadda xisbi ee WADDANI iyo KULMIYE, marna isku haya deegaannadda ay ka soo kala jeedaan, taas oo kor usii qaadaysa inuu kululaado xafiiltanka ka dhexeeya labadda xisbi.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on August 05 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>