Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed ku wajahan qarannimada jamhuuriyadda Somaliland.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan yey dani ugu jirtaa qarannimada jamhuuriyadda Somaliland.

Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
 
Sida aynu wada ogsoonnay dal walba waxaa uu tiirsanyahay dadkiisa iyo  sida ay daacad ugu yihiin goorma ayey bulshadu dalkeeda daacd u noqon kartaa waa marka ay nadiif ka tahay qabyaalad, nin jecalaysi, is dulmi,macsida, tuugada, boobka hantida ummaddu wada leeday,xasadka ,xanta.

Haddaba maxay dantu ku jirtaa waa marka aad muwaaddinka dalka wada leedihiin aad ka dhigato walaalo haddii aad hoggamiyey tahayna ku hoggaamiso xaqa oo aad u wada ilaaliso kuuna simanyihiin bulshadu dhammaan,danyartana oo si gaara loo ilaaliyo

Aan iswaydiinno yey dani ugu jirtaa qarannimadu dantu waxay ugu jirtaa shacabka  Somaliland dhammaan waxaana ku wada waajib ah in ay wada ilaashadaan dalka aanay kala lahayn ee ilaahay ku wada beeray, sida xududihiisa nabadgelyadiisa,
aqoonsi raadintiisa.

Allah ayaa mahad oo dhan iska leh
Deeq Cabdi Digaale

· ifraax on January 21 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired