Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska Waxaanu tahniyad qiima badan xambaarsan u dirayna.

Bismillaahi Arramanirraxeem.

 

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh


Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland  ee deggen carriga ingiriiska

Waxaanu tahniyad qiima badan xambaarsan u dirayna munaasibadda ciidul fitriga awgeed   umadda islaamka gaarahaan ummada Somaaliyeed siiba shacaka reer Somaliland waxaanu leenahay waxaanu u rajaynay nabad horumar isu tanaasul barwaaqo colaad la,aan dhiig somaaliyeed oo aan la daadin walaalnimo iyo wada dhalashada oo la tixgeliyo hoggaan caadil ah dadkiisa ururiya  oo aan daallim ahayn daris wanaag iyo diinta oo lagu dhaqmo

Annaga oo uga faaiidaysanay munaasibadda ciidul fitriga

Waxaanu ku talina lahayn in ay madaxda dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka dawladda somalileed ee puntland colaadda aan loo baahanayn joojiyaan kursi ay dhiig ku daadiyaanna aanay ku fadhiisan sharafta somalinimadan aanay ceeb ka dooran

Arrinta ceel afwayn  waxaa jooga rag madax ah oo caqligooda aan lagu ciyaari Karin cid walbana iska xiga meelna aan kala tagayn walaalkaa oo kaa durugsan waxaa kuu dhaama jaarkaaga

Talo soo jeedin

  1. In ay labada madaxdhaqameed ee Puntland iyo Somaliland soo fara galiyaan dhiigga la somaliyeed ee daadanaaya iyo hooyooinka goblamayaa
  2. In ay labada madaxwayne ka waantoobaan colaad aan loo baahnayn wadahalna  ku dhameeyaan nin dagaallamay waa nin tag waayey.
  3. In ay dawladda Somaliya maamul goboleedkeeda puntland xakamayso oo aanay la soo safan.
  4. In ay dawladda Somaliland bulshadeeda caddaladda ay ugu dharteen kaga dhabeeyaan taariikh wanaagsanna uga tagaan dalkooda  Kana fekeraan gaadhsiinta horumarka dalka si ay uga badbaadaan haddii ay naftooda uga tudhayaan cadaabta aakhiro  talo qaloocanna oo aan dantooda ahaynaa aanay qaadan kuwa idinkula talinaaya talo xumada iilka kula galimayaan

    Allaah mahad oo dhan iska leh innaga dhigay islaamka

Ciid mubaarak

Oday Deeq Cabdi Digale   

 

· ifraax on June 17 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired