Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee UK.

Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah  barakatuh

 

warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.


Hal ku dhiggaas waxaanu u soo qaadannay waa labada qodob ee ay ku heshiiyeen shacabka ku abtirsada reer  Somaliland una samaysteen hoggaan u ilaaliya sharciga ka duulya qadobbaas labada ah  una baahanyihiin hoggaan u dhawra oo aan kala qaybin kuna dhaqmin qabyaalad aan meel durugsan lagu gaadhayn beel la qabiil ah iyo mid aan la qabiil ahayn toona aan dani ugu jirin  horumar la taaban karana lagu gaadhayn waxa laga dhaxlana tahay uun dhib joogto iyo dalka dhutiya

Kursiga dalka looga taliya talo ilaahay ayaa leh wuxuu leeyahay afar rukun kuma fadhisan karo madaxawaynuhu kursi laba rukun oo keliya leh wuxu khatar ugu jira in uu la dhaco

 ha la badiyo cabsida ilaahay ee nafaheennu gacantiisa ku jiraan ee aan laga baxsan karin isku day in aad khaatumdaada khayr ku khatinto ha dhibin muwaadinka aad dalka wada leedihiin kla dhowaso mid cidkasta oo aan reer Somaliland ahayn ha kgu mudnaato ciiddaadu

Deeq Cabdi Digale

 

· ifraax on September 12 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>