Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed muddo dhaafka golaayaasha deegaaannada ee 23 gole Deegan 600 xildhibaan.

Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska muddo dhaafka golaayaasha deegaaannada ee 23 gole Deegan 600 xildhibaan
Waxaa iswaydiin leh goormay jamhuuriyadda madaxa banaan ee Somaliland ay u noqotay jabuuti Qabo uun la yidhaahdo.

 

 
Waxaa kale muddo mudhaafay golayaasha deegaannada ee xilkooodi dhamaaday bishii saddexaad 30/3 /2019 ee sanadkan ayu ku jirno sida sharciga dalka u yaala ee umaddu ku heeshiisay in laga leexdana aanay habboonayn haddii laga baydho cidda ka dudana dambgu raacayo waa haddii dammiirku shaqaynaayo
Ma jiro muwaaddin aan ka tiiraanyasayn qabaa,llada ku abtirsada jamhuurayadda Allah ku beeray ee barakaysan ee   halka  Allaha u dooray kaas oo geeska dhulka madawgu deggenyahay ugu mudan
Waxaa walaac iyo walbahaar bulshada reer Somaliland ku hayey
Golaha wakiillada ee fadhiidka noqday wixii loo yeedhiyo  ansixiya ee 17 tabanka sannadood lugooyada ku hayey bulshadii soo dooratay
Talo soo jeedin

In golahayaasha  deegaannada muddo dhaafay inta golayaal kale laga soo dooranayo sannadkan 2019 aynu ku jirno dhammadkiisa  xoghaya guddida fulintu sii hayoIn dalka ceebta laga ilaaliyo
  muwaadinka xaqa ku lehna aan sharaftiisa lagu ciyaarinHora loo ogaa haddii ay dawladda jabuuti muwaadinkeeda wax u tarayso markii  cumar caydiid oo muwaadin reer jabuuti ah markii Somaliland lagu dhibataynay ayey wax ka qaban lahaydBoqol iyo siddeed labataanka miliyan in ay  u soo celiso lama arag maamul dalkiisa biliyqaysta noqda xaalaal miirad haddii anay ahayn allahaw xishoon cabsoonann muwadiinta xaqooda u ilaaliya ma ogid inta geeridu kuu soo jirto.Bulshada ama beelaha reer Somaliland iska ilaaliya wada dhalashada iyo in aan lagu xadgubin iyo wada lahaansha dalka idinka dhexeeyaHa la gaadhisiiyo dalka biyaha yaan lagu mashquulin wax aan faa,ido u lahayn ha  laga wada shaqeeyo homarka dalkaHa loo gargaaro dadka jilicsanYaan dhalliyarada loo xalaalayn sinada iyo dhibatada hablaha Sharaf leh ku dhacaysa.Waxay la bulshadu tabaysa culimadii dalka iyo wasaaradda diinta aw qaaftaHa dhiman adoo dayn lagugu leehaya
Dalkaaga waxaad u qaban karto u qabo
Wax soo saar samee hurdadu yey kula tagin
Cilmiga aad baratay ha la fadhiisan gidaar uga faa,iidee dalkaaga isku day in adiga laguu shaqeeyo
Waligaa ha caalacalin
Hooyadii ku soo korisay ha ku wacad furin waxay kugu amarto ha diidin guushaada ayaa ku jirta
Deeq Cabdi Digale

· ifraax on April 12 2019 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>