Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Senate-ka Mareykanka oo ansixiyey sharci $2 tirilyon ah.

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyey sharciga xirmo dhaqaale ah oo ka kooban laba tirilyon oo dollar oo dhaqaalaha Mareykanka looga samata-bixinayo saameynta xooggan ee uu ku yeeshay cudurka Coronavirus.


Kadib wada-xaajoodyo kulul, ayey meel isugu yimaadeen xubnaha Aqalka Senate-ka ee sida aadka ah u kala qeybsan, waxayna ku meel-mariyeen sharciga codad ah 96-0, ayaga oo u diray Aqalka Wakiilada oo la filayo inuu u codeeyo Jimcaha.

Madaxweyne Trump, oo kaaliyayaashiisa sare ay gacan ka geysteen wada-xaajoodyada sharcigan, ayaa ballan-qaaday inuu deg deg u saxiixi doono marka lasoo saaro miiskiisa. “Horey ayaan ka saxiixi doonaa,” ayuu Trump u sheegay weriyayaasha.

Xirmadan dhaqaale ayaa la filayaa in 500 oo bilyan oo dollar oo ka mid ah lagu caawiyo shirkadaha uu sida xooggan uu u saameeyey cudurka Coronavirus, ayada oo qoysaska Mareykankana ay heli doonaan jeeg lacageed oo toos uga imanaya dowladda.

Waxaa sidoo kale xirmada ku jira 350 bilyan oo dollar oo la siinayo ganacsiyada yaryar, iyo 250 bilyan oo loogu talo-galay in la siiyo dadka ay shaqo la’aanta ku dhacdo, inta ay shaqo ka helayaan.

100 bilyan oo dollar ayaa iyana laga siin doonaa isbitaalada iyo nidaamyada caafimaadka dalka, halka 150 bilyan ay aadi doonto gobollada iyo dowladaha hoose, si ay ula dagaalamaan faafitaanka cudurka.

 

· abdi on March 26 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>