Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Mareykanka oo beeniyey burcadnimo maaskaro oo lagu eedeeyey.

Dowladda Mareykanka waxba kama ogeyn shixnad maaskarooyin ah oo loo waday dalka Jarmalka, taasi oo saraakiisha Berlin ay Mareykanka ku eedeeyeen inay ka leexsadeen garoonka diyaaradaha Bangkok, waxaa sidaas sheegtay afhayeen u hadashay safaaradda Mareykanka ee Thailand.


Hadalkeeda ayaa yimid kadib markii xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Berlin Andreas Geisel uu Jimcihii sheegay in 200,000 oo maaskaro ah oo loo soo waday dalka Jarmalka “laga leexsaday” Bangkok, loona weeciyey Mareykanka, taasi oo uu ku qeexay “ficil burcadnimo oo casri ah”.

“Dowladda Mareykanka ma qaadin wax tallaabo ah oo ay ku leexsanayso qalabka 3M ee loo waday Jarmalka, mana ka war hayno shixnad noocaas ah,” ayey u sheegtay Reuters, Jillian Bonnardeaux oo ah afhayeenka safaaradda Mareykanka ee Bangkok

Eedeynta maaskarooyinka la leexsaday ayaa timid xilli dalalka caalamka ay loolan ugu jiraan inay helaan agabka looga hortagga faafitaanka cudurka Coronavirus.

Xulufada Mareykanka ee Yurub iyo Koonfur America qaarkood ayaa horey uga ashtakooday wax ay ugu yeereen xeelad ay Washington adeegsaneyso oo ku leexsaneyso agabyada caafimaad ee ay dalbadaan ayada lacag ka badan middooda u yabooheysa shirkadaha soo saara qalabka caafimaadka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii sheegay inaysan jirin “wax ficil burcadnimo ah,” oo ay Washington ku kacday.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on April 07 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>