Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus oo dhaaftay 100,000.

Tirada dadka u dhintay cudurka COVID-19 dunida oo dhan ayaa kor u dhaaftay 103,546 qof iyadoo dad ka badan 1.7 milyan oo qofna uu cudurku ku dhacay caalamka oo dhan.


Gobolka New York oo ah xuddunta COVID-19 ee dalka Mareykanka ayaa saraakiishu waxa ay sheegayaan inuu hoos u dhacayso tirada dadka u baahn qeybta xanaanada degdega ee cisbitaallada iyo kuwa cisbitaalada la geeyaba markii u horreysay ilaa bartamihii bishii March.

Gobolka New York ayaa shalay soo wariyey in inkabadan kala bar 18 kun oo qof oo Maeykanka uu ku dilay ay ahaayeen dadka reer New York. Goobaha kale ee uu cudurkani aad u saameeyey ka mid ah Gobolka Louisiana, magaalooyinka Detroit iyo Washington DC.

Dalka Ingiriiskana, Ra’iisulwasaaraha dalkaasi Boris Johnson ayaa ka soo kabanaya cudurka COVID-10, xilli dalkaasi ay shalay u ahayd maalintii ugu dhimasho badneyd. 980 qof ayaa la soo wariyey in ay ku geeriyoodeen Britain taasi oo tirada guud ee dadka uu dilay COVID-19 ka dhigtay 9,000.

Dalka Faransiiska ayaa isna soo wariyey in tirada dhimashadu ay sare u kacday iyadoo ay Jimcadii shalay u ahayd maalin kale oo adag oo ay dalkaasi ku geeriyoodeen ku dhowaad kun qof taasi oo ka dhigeysa tirada dadka cudurkan ugu geeriyooday Faransiiska 13,197 qof.

Ra’iisulwasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa kordhiyey muddada xayiraadda guud dalkaasi oo haatan ku eg 3-da bisha May. Talyaaniga ayaa ah dalka soo wariyey dhimashada ugu badan ee coronavirus dunida oo dhan.

 

Hargeysa Online

· ifraax on April 16 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>