Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Trump: Waxaa laga yaabaa inaan xiriirka u jarno Shiinaha.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan dooneyn inuu la hadlo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, wuxuuna soo jeediyey in laga yaabo in gebi ahaan uu xiriirka u jaro dalka labaad ee ugu dhaqaalaha xooggan caalamka.

 

Wareysi uu siiyey taleefishinka Fox Business, ayuu Trump ku sheegay inuu aad uga niyad-jabsan yahay guul-darrada China ay ku xakameyn weysay faafitaanka cudurka Coronavirus, oo sida uu sheegay iminka halis ku ah heshiiskii ganacsi ee bishii Janaayo uu la gaaray Beijing.

“Ma ahayn in marnaba ay ogolaadaan in tani ay dhacdo,” ayuu yiri Trump.
“Waxaan la galay heshiis ganacsi oo weyn, hase yeeshee iminka sidii hore ma dareemayo, warqaddii lagu qoray heshiiska weli waa qoyneyd, balse waxaa yimid safmareenkan, mana muuqato hadda sidii hore.”

Carrada Trump ee ka dhanka ah Shiinaha ayuu sidoo kale kusoo daray madaxweyne Xi oo marar badan uu sheegay inuu xiriir wanaagsan la leeyahay.

“Ma doonayo inaan iminka la hadlo,” ayuu yiri Trump oo wareysiga uu siiyey Fox Business ee la duubay Arbacadii lasii daayey Khamiistii.

Trump ayaa wax laga weydiiyey soo jeedin ka timid Senator Jamhuuri ah, oo ah in dal-ku-galka Mareykanka loo diido ardayda Shiinaha ee codsanaya waxbarashada xiriirka la leh amniga qaranka.

“Waxaa jira waxyaabo badan oo aan sameyn karno, waxaana ka mid ah in gebi ahaan aan xiriirka u jarno,” ayuu yiri.

“Haddii aan sidaas sameyno, maxaa dhici doona, waxaad keydsan kartaa 500 oo bilyan oo dollar,” ayuu yiri Trump oo tixraacaya qiimaha badeecadaha sanad kasta uu Mareykanka kasoo dhoofiyo Shiinaha.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha Zhao Lijian ayaa maanta weriyayaasha ugu sheegay magaalada Beijing in joogteynta xiriirka ay dan ugu jirto labada dalba, oo dadkooda ay ka faa’iidayaan nabadda iyo xasiloonida caalamka.


 

· abdi on May 16 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired