Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland oo laga helay kiisas badan oo COVID-19 ah.

War kasoo baxay goor dhow wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 19 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah  laga helay deegaannadaasi, taas oo kor usii qaadday guud ahaan tirada uu soo riday xanuunka Coronavirus.

 

Warka ayaa sidoo kale lagu sheegaya in laba ruuxna ay u dhimatay cudurka .

Diiwaanka wasaaradda caafimaadka Somaliland ee ku saabsan  COVID-19 ayaa waxaa ku cad in wadarta guud ahaan dadka uu xanuunka kusoo ritay deegannadaasi ay gaarayaan 87 qof, waxaana u geeriyooday sideed ruux.

Dadka laga helay xanuunka ayaa waxaa ku jira shakhsi da’diisu ay tahay dhowr iyo toban sano jir, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Somaliland.

 

Bukaannadan cusub ee laga helay COVID-19 ayaa kala jooga magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on May 16 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired