Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dad U Dhintay Covid-19 Oo Hargeysa Lagu Gubay iyo dadkii deegaanka oo ka cowday.

Dad U Dhintay Covid-19 Oo Hargeysa Lagu Gubay iyo Cabashooyin ay dadka ka muujiyeen arinkan.


 

Halkan Ka Daawo Video

Deegaanka xeero oo ku yaalla waqooyiga magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay si adag u dhaleeceeyeen guddiga xakameynta iyo ka hortagga xanuunka COVID-19, waxayna ku eedeeyeen in meydad dad ajnabi ah oo u dhintay Coronavirus lagu gubay doox weyn oo halkaasi ku yaalla.

Dad u badan odoyaal iyo haween deegaanka ah ayaa waxay sheegeen in hadda ay ka baqayaan khatar caafimaad oo xooggan , maadaama haraadiga meydadkii la gubay ay weli ka muuqanayaan bartamaha togga.
Lama oga dhab ahaanta cidda ay ahaayeen meydadka deegaankaas la sheegay in lagu gubay, lammana yaqaan dhalasho ahaan meesha ay kasoo jeedeen.
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland illaa iyo hadda kama jawaabin cabashada dadka deegaanka xeero oo qaarkood sheegay in ay maqlayeen lacago kummaan dollar ah oo lagu gor-gortamayay si meydadkaas oo aan tiradooda la aqoon loo gubo.
Haddii sida la sheegay ay dhab noqoto in deegaankaasi meydad lagu gubay, waxay dad badan aaminsanyihiin in ay noqon doonto fadeexad Somaliland, gaar ahaan guddiga ka hortagga iyo xakameynta COVID-19 soo fuud saarta.

 

Hargeysa Online

· ifraax on June 18 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired