Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadyada caalamiga ah.

Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay rasmi ahaan furan tahay hawada Soomaaliya islamarkaana dib loo billaabayo duulimaadyadii caalamka.


Mas'uuliyiin la hadashay Hargeysa Online ayaa sheegay in awada Soomaaliya ay u furan tahay diyaaradaha caalamka, iyadoo shirkadaha ugu horreeyana la filayano inay Muqdishu soo gaaraan marka ay dhammaystiraan barnaamijkooda duulimaadka.

Hawada Soomaaliya ayaa xirnayd tan iyo bartamihii bishii March, markaasi oo loo joojiyey ka hortagga faafitaanka cudurka Coronavirus.

Xayiraaddii saarnayd duulimaadyada qaadka ayaa la sheegay inay weli taagan tahay oo aan la qaadin, sida ay saraakiil u sheegeen Shabakada Hargeysa Online.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dadka dalka soo galaya laga doonayo inay haystaan shahaado caafimaad oo muujineysa inay iska baareen cudurka COVID-19, oo laga waayey.

“Socdaale kasta oo dalka soo galaya waxaa laga doonayaa in uu haysto shahaadada caddeyneysa in uusan qabin caabuqa COVID19 uuna qaatey ugu badnaan 72 saacadood ka hor safarka (COVID19 negative Certificate), sida ay fareyso siyaasadda ka hortagga Caabuqa Karoonaha ee dalka,” ayaa lagu yiri qoraal ay hay’adda soo dhigtay barteeda facebook.

 

Hargeysa Online

· xaaji on August 03 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired