Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

70 ruux oo Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka.

Maxamuud Muuse Xassan oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Soomaalida Mareykanka ayaa sheegay in saacadihii hore ee maanta dalka Mareykanka laga masaafuriyay ilaa 70 ruux oo Soomaali ah.


Isaga  ayaa sheegay in qorshuhu yahay in dalka Mareykanka laga saaro 4,800 oo isugu jira qaxooti iyo dad kale oo danbiyo galay, hasse ahaatee ilaa iyo hadda la masaafuriyay dad tiradoodu gaareyso 1.440 oo ay ku jiraan 70 ruux saacadihii ugu danbeeyay dalka laga saaray.

Dadka waxaa ku jira dad ay horay loo xukumay oo danbiyo galay iyo kuwa kale oo loo diiday qaxootinimo, waxaana ka mid ah sida uu sheegay Maxamuud Muuse dad aan xitaa garaneyn luuqda Soomaaliga.

Masafurintan ayaa imaneysa  wax yar uun ka hor mudaddiisii xil wareejinta oo la filayo in ay dhawaan dhacdo.


Hargeysa Online

· abdi on January 16 2021 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>