Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xasan Shiikh oo sheegay in ciidanka dowladda ay kusoo weerareen hotel uu degen yahay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa goor dhowayd bartiisa Facebook kusoo qoray in ay Ciidanka dowladda weerar ku soo qaadeen hotel Maida oo ku sugan yahay isaga iyo madaxweynihii hore Sharif Shiikh Ahmed.


Xasan Shiikh ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo inuu daadinayo dhiigga muwaadiin isu diyaarinayo bannaanbax nabadeed oo ay aragtidooda ku cabbirayaan.

Hadalka madaxweynihii hore ayaa kusoo aaday iyadoo uu waxyar ka hor uu istaagay iska hor imaad culus oo Muqdisho ka socday, Kaasoo u dhexeeyay ciidanka dowladda iyo kuwa musharrixiinta.

Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay iska hor imaadka dhacay iyo cidda iska leh masuuliyadda dagaalka.



Xabbado teelteel ah ayaa weli laga maqlayaa agagaarka daljirka Dahsoon halkaas oo ay berrito mudaharaad balaaran ku qabanayaan mucaaradka.

 

Hargeysa Online

· ifraax on February 19 2021 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>