Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Liiska xubnaha guddiga doorashada ee cabashada laga keenay oo lasoo bandhigay.

Guddi uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inay soo eegaan cabashooyinka laga soo gudbiyey xubno ka mid ah guddiyada doorashada heer gobol iyo federal ayaa shaaciyey liis ka kooban67 xubnood oo ay sheegen in casbaho laga soo gudbiyey.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddigaasi oo ah heer wasiir ka dhagaysan doona cabashooyinka la soo gudbiyey ka hor inta uusan qaadan tallaabo uu ku beddelayo ama ay kusii jirayaan gudidgaasi.

Maalintii shalay ayaa xubnaha midowga musharrxiinta madaxtinnimada waxay liiska u gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha.

 

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in xubnaha ay cabashada ka qabaan ay ku jiraan shaqaale dowladeed, iyo wakiilko ka tirsan hay’adda sirdoonka dalka.



Wax ka qabashada arrintan ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii laga gaaray muranka doorashooyinka ee Muqdisho lagu saxiixay 25-kii May.

 


Hargeysa Online

· abdi on June 01 2021 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>