Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Fahad Yaasiin oo xilka NISA ku wareejiyay taliyaha cusub.

Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa xilka ku wareejiyay taliyaha cusub ee Ku-meel-gaarka ah ee NISA, Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Farey).


Warkaan ayaa lagu sheegay qoraal rasmi ah oo lagu faafiyay barta twitterka NISA, saacaddo kadib markii madaxweyne Farmaajo uu soo saaray wareegtada lagu magacaabay saraakiisha ciidanka qeybtood.

Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay goor dambe Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Farey), oo ahaa taliyihii nabad sugida gobolka Banaadir u magacaabay taliyaha kumeel gaarka ah ee NISA.

Dad badan ayaa u arka tallaabada madaxweynuhu uu qaaday mid looga hortagayo in taliyaha NISA ee uu magacaabay raysal wasaare Rooble sareeyo guud, Bashiir goobe uu xilka la wareego.

Ra’iisulwasaare Rooble ayaa isna qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay inuu walaacsan yahay talaabooyinka uu qaaday Madaxwaynuhu in ay yihiin kuwa lagu carqaladaynayo in si dhammaystiran looga gungaaro kiiska Ikraam Tahliil Faarax.


Hargeysa online

· ifraax on September 08 2021 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>