Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha.

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

 
 

Kulanka dhexmaray Rooble iyo masuuliyiinta ka socotay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka, dardar gelinta arrimaha doorashooyinka iyo waliba Kiiska Ikraan Tahliil sidii cadaalada loo waafajin lahaa.

Dhinaca Midowga Musharaxiinta waxaa kulanka fadhiyay Madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Siyaasi C/raxmaan C/shakuur, C/qaadir Cosoble, Ridwaan Xirsi Maxamed iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale kulanka labada dhinac uga wada hadleen sidii xal loogu heli lahaa khilaafka daba dheeraaday ee ka dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble.

“Waxaan maanta kulan mira dhal ah la yeelannay Raysalwasaare Rooble. Waxaan ka wada hadalnay sidii uu kiiska Ikraan Tahliil ku heli lahaa caddaalad, looguna simo hay’adaha garsoorka, in dardar la geliyo arrimaha doorashooyinka iyo la qaboojiyo xasaradda” ayuu yiri Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame.

Kulankaan maanta dhexmaray Raysal wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa waxa uu imaanaya iyada oo weli taagan tahay khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble, islamarkaana la isku dayay dadaalo lagu xalinayo khilaafkooda, kaaso natiijo la'aan kusoo dhamaaday.


Hargeysa Online

· abdi on September 14 2021 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired