Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xisbiga Kulmiye oo wasiiro ka tirsana xukuumadii Siilaanyo ku eedeeyay in ay sir qaran faafiyeen.

Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa wasiiradii hore ee madaxtooyada Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu faafiyeen waraaqo baraha bulshada lagu baahiyay oo caddaynaya daymo ay xukuumadii Siilaanyo ka dalbatay shirkado iyo hay'addo kala duwan.

 

Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo waraysi gaar ah siiyay muuqbaahiyaha Horyaal, ayaa wax laga murugoodo ku tilmaamay waraaqaha xogta madaxtooyada Somaliland ee la faafiyay, isagoo sheegay in ay tahay danbi qaran oo ay ciqaabi ka ratibmayso.

"Waxan shacbiga reer Somaliland uga tacsiyadaynayaa warqadahah sirtii qaranka ah ee lagu faafiyay baraha bulshada, maaha wax aayar uun laga sheekeeyo ee waa danbi qaran oo ay ka ratibmayso ciqaab adag oo ay mutaysan doonto cidii waxaa samaysay, waxaana nu u sheegaynaa shacbiga Somaliland in arrintaas baadhis xooglihi ku socoto" ayuu yidhi Buuni.

Buuni ayaa wasiiradii wakhtigii Siilaanyo madaxtooyada ka shaqayn jiray ku eedeeyay in ay iyagu waraaqaha sirta ah sii qaateen isla markaana ay baahiyeen.

"Warqado la siiqaataana waa masuuliyad darro waxayna maanta tilmaamaysa in shacbigu noo garaabaan oo kuwii shalay la lahaa Kulmiye ayay dhiseene maxaa wax loogu dhiibi waayay waxaa aad maanta arkaysaan oo dhan ayaanu arkaynay, wasiiradii xukuumadii hore ee madaxtooyada iskaga danbeeyay waxa ay ahaayeen wala garanayaa" ayuu yidhi Buuni

Buuni ayaa wasiiradii hore ee madaxtooyada Somaliland soo maamulay wakhtigii Siilaanyo ku eedeeyay in ay xogtan u baahiyeen si ay magacdil ugu gaystaan madaxweyne Siilaanyo, isagoo sheeegay in ay horayna bugaag aflagaado ah uga qoreen silaanyo.


Hargeysa Online

· ifraax on November 16 2021 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>