Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Xasan Sheikh Alshabab waa inaan ka riixno dhulka ay ku sugan yihiin.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi Muqdisho ku siiyay wargeyska caanka ah ee The Economist ayaa sheegay in Al-Shabaab ay si weyn ugu dhex milmeen deegaannada ay maamulaan.

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu sheegay tallaabadiisa koowaad inay tahay sidii Alshabaab loogu riixi lahaa dhulka miyiga ah, isagoo sheegay tallaabada labaadna in ay noqon karto inuu la furo wada hadal.

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu sheegay dagaalka Alshabaab ficil ahaan inay qaadan karto sanado badan. Wuxuu tilmaamay Al-Shabaab inay leeyihiin adkaysi.

Wuxuu sheegay canshuurta ay Alshabaab ka qaadaan dadweynaha ku nool dhulka miyiga ah inay carruurtooda ku askareeyaan.

Wuxuu sidoo kale sheegay deegaannada ay maamulaan inay ka jiraan maxkamado iyo adeegyo aasaasi ah.

"Aragtidayadu waa inaan Meesha ka saarno mabda’a Al-Shabaab oo aan tusno dadka in dowladdu ay ilaaliso caqiidadooda. Tani waxay la macno tahay in la qaado dagaal fool ka fool ah,” ayuu yiri Xasan Sheikh.

 

Hargeysa Online

· abdi on June 06 2022 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>