Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Somaliland oo golayaasha sharci dajinta u gudbiyay go'aankii odayaasha dhaqanka.

Madaxweynaha Somaliland ayaa si rasmi ah u sheegay in ay xukuumadiisu aqbashay go'aankii bahda dhaqanku ay ka gaadhay khilaafka doorashooyinka, wuxuuna u gudbiyay golayaasha sharci dajinta.

 
Digreeto uu ku saxeexanyahay Madaxweyne Biixi, ayaa lagu socodsiiyay Shir-guddoonka Golaha Guurtida Shir-guddoonka Golaha Wakiillada.
"Waxaannu idinla socodsiinaynaa in xukuumaddu aqbashay soo-jeedintii odayaasha dhaqanka ee fhex-dhexaadinta isu xil-qaamay, anaga oo tix-gelinnay wada-tashiga guud iyo xaaladaha guud ee dalka" ayaa lagu yidhi digreetada.
Golayaasha ayaa laga rabaa in ay xeer ku saleeyaan go'aanka odayaasha "Sidaa darteed, si doorashooyinku inoogu hir-galaan waxaannu ka codsanaynaa Golaha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada) in ay waafajiyaan soo-jeedinta odayaasha dhaqanka shuruucda iyo xeerarka doorashooyinka ee dalka".
Wali qaar kamid ah ururada siyaasada ayaa diidan go'aanka odayaasha ee ku aadan doorashooyinka, waxayna saaka u yimaadeen guddoomiyaha golaha guurtida, iyadoo la sheegay in uu diiday in uu codsigooda aqbalo.

 

Hargeysa Online

· ifraax on August 30 2023 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>