Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Soomaaliya oo laga cafiyay 99% deymihii lagu lahaa.

Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% deymihii ay ku lahaayeen xubnaha Naadiga Paris Club ee dalalka deymaha leh in laga cafiyay, sida ay kooxda Paris Club Arbacadii ay sheegtay, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo laga gaaray dadaallada ay Soomaaliya ku doonayo inuu dib ugu biirto nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah.



Waddamo ay ka mid yihiin Maraykanka, Japan iyo Ruushka ayaa kansalay in ka badan 2 bilyan oo dollar oo deymihii lagu lahaa Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Paris Club oo ah hay’ad xiriir la leh wasaaradda maaliyadda ee Faransiiska oo xoghayn u ah dalal badan oo deyn bixiyeyaal ah.

Soomaaliya ayaa xaq u yeelatay in ka badan $4.5 bilyan oo deyn cafis ah looga sameeyo dhammaan deymihii lagu lahaa, kadib markii uu soo gebagaboobay dadaalkii deyn cafinta ee ay kormeerayeen hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bankiga Adduunka bishii December.


Soomaaliya ayaa gaartay heerkii “dhammaystirka” hindisaha barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah deymaha badan lagu leeyahay (HIPC), ka dib markii laga saaray nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah in ka badan 30 sano oo ay asteeyeen xasillooni darro iyo dagaallo sokeeye.

 

· abdi on March 14 2024 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>